xakamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

Xakame gelin (faras).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xakamee

xakamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xakamee.

xakamaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la xakameeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg