xakun
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-umay, -untay; -umi)

ld xukun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xakun

boqor [m.l] (-rro, m.dh)
1. Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay. 2. Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. 3. B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg