xalaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Wax xalaal ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalaalee

xalaalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalaalee. ld xalaalays.

gawrac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray.

xalaal [m.dh]
Wax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg