xalaalquute
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)

1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalaalquute

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg