xalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la xalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalan

xalnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalan. ld xalnaansho.

faraxalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.

xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.

xal [m.l]
Biyo yar oo wax lagu dhaqay.

xal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Biyo yar weel ku mayrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg