xalay
(m.dh)

Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalay

xaladhaley [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
X. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.

xalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la xalay ahaansho.

xalaydhaley [m.dh]
ld xaladhaley.

xalayto [m.dh]
ld xalay.

daxalaysad [m.l]
ld daxalaysasho.

daxalaysasho [m.f.dh]
eeg daxalayso. ld daxalaysad, daxalaysi.

daxalaysi [m.l]
ld daxalaysasho.

daxalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Bir ama xadiid-sulub, daxal yeelasho.

xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.

xal [m.l]
Biyo yar oo wax lagu dhaqay.

xal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Biyo yar weel ku mayrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg