xalleefsanaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xalleefsan. ld xalleef-sanaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalleefsanaan

xalleefsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xalleefsanaan.

qiro [m.dh]
Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg