xallisan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

Wax la xalliyey noqosho.

xallisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la xalliyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xallisan

xallismid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xallisan¹.

xallisnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xallisan². ld xallisnaan-sho.

xallis [m.l]
ld xallin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg