xalnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xalan. ld xalnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalnaan

xalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xalnaan.

faraxalnaan [m.f.dh]
eeg faraxalan. ld faradhaqnaan, faradhaqnaansho, faraxalnaansho.

faraxalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxalnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg