xalus
(m.l)

Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos-teeda ku yeeshaan. ld xulus.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalus

xulus [m.l]
ld xalus.

xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.

xal [m.l]
Biyo yar oo wax lagu dhaqay.

xal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Biyo yar weel ku mayrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg