xaluul
(m.dh)

ld xuluul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaluul

xaluulad [m.l]
ld xuluulasho.

xaluulasho [m.dh]
ld xuluulasho.

xaluulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-uushay, -uulatay)
ld xuluu-lo.

huluulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-uushay, -uulatay)
ld xaluulo.

xuluul [m.dh]
1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2. ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu-lad.

xuluulasho [m.f.dh]
eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul.

xuluulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3]
(xuushay, xuulatay) 1. Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya. 2. Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg