xalxal
(m.l)

Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.

xalxal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalxal

xalxali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-nay, -ntay)
Wax xalxalay ka dhigid (nabar).

xalxalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalxal².

xalxalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalxali.

busteeki [m.l] (-yo, m.dh)
Hilib jiir ah, xalxalleefsan oo la shiilo ama la solo. ld buskeeti.

carbar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.

kabrar [m.l]
1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.

karaab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.

rafaasad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg