xalxali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-nay, -ntay)

Wax xalxalay ka dhigid (nabar).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalxali

xalxalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalxal².

xalxalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalxali.

carbar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg