xalxalin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xalxali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xalxalin

xalxal [m.l]
Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.

xalxal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg