xamaali
(m.l)

ld xammaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xamaali

xamaalid [m.dh]
ld xammaalid.

xamaalinnimo [m.dh]
ld xammaalinnimo.

xammaali [m.l]
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.

xammaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xammaal². ld xamaalid.

xammaalinnimo [m.dh]
Xammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg