xaydaan
(m.l)

Ood ama dhismo wareegsan.

xaydaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Wax xaydaan loo sameeyay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaydaan

fatahaad [m.dh]
Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.

xaydaamid [m.f.dh]
eeg xaydaan.

xaydaamo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aantay, -aamatay)
Wax xaydaan u samaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg