xoori
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Xoor yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoori

lumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Habaabin; anbin. 2. Xoorid; khasaarid.

xoorid [m.f.dh]
eeg xoor³.

xoorin [m.f.dh]
eeg xoori.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg