xoorin
(m.f.dh)

eeg xoori.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoorin

xoor [m.l] (-rar, m.l)
1. Bahal dabacaddaha la bah ah; wuxuu leeyahay dhogor adag oo duf ah oo bey ah; aad wuxuu u laayaa halaqa, jiirka, kd., fudaydna looma dili karo. 2. ld xoor 2 (2).

xoor [m.dh]
1. Xumbo cad oo caanaha la lisay yeeshaan. 2. ld xoor 1 (2). Magac xiddi-good.

xoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax tuurid. 2. Wax dhumin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg