xoox
(m.dh)

Caanaha u horreeya oo laga liso ama laga nuugo candho irmaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoox

birilaxooxeed [m.dh]
Weel bir ah, fidsan, culus, dheg la qabsado leh oo laxooxda lagu dubo.

birlaxooxeed [m.dh] (-dyo, m.dh)
Birdaawe.

laxoox [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.

xooxi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Candho xoox ka maalid. 2. (f.mg) Candho irmaan xoox yeelasho.

xooxin [m.f.dh]
eeg xooxi.

xooxsad [m.l]
ld xooxsasho.

xooxsasho [m.f.dh]
eeg xooxso. ld xooxsad.

xooxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Candho xoox ka maalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg