xooxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Candho xoox ka maalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xooxso

xooxsasho [m.f.dh]
eeg xooxso. ld xooxsad.

xoox [m.dh]
Caanaha u horreeya oo laga liso ama laga nuugo candho irmaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg