xoqasho
(m.f.dh)

eeg xoqo. ld xoqad¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoqasho

rugo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Ku r.: wax ku xoqasho (nafley).

saho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-hday, -hatay)
1. Mindi iwm af u yeelasho. 2. Ku s.: wax ku xoqasho.

xoqad [m.l]
ld xoqasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg