xorayn
(m.f.dh)

eeg xoree.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xorayn

bilisee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
1. Bilis ka dhigid; xorayn. 2. Gudid (gabar).

dibuxorayn [m.dh]
Madaxbannayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg