xorgog
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Caato, wuxuu ku dhego aan laga fujin karin; wax ku koga ama isku qonbojiya.

xorgog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

1. Nafley caatoobid. 2. Wax si ba'an ugu dhegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xorgog

xorgogid [m.f.dh]
eeg xorgog².

xorgogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax xorgogay ahaansho.

xorgogsanaan [m.f.dh]
eeg xorgogsan. ld xorgo-gsanaansho.

xorgogsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xorgogsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg