xubin-holac
(m.l) (-bno ..., m.l)

(daaw.) Halamacoodka xubno kalagoyska mid ama ka badan astaamihiisu: barar, kuleyl, xanuun iyo dhaqaaq la'aan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xubin-holac

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg