xubnee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

1. Wax xubno u yeelid. 2. Wax xubno u qaybin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xubnee

lafdhabar [m.dh] (-rro, m.dh)
(c.nafl.) Xiriirka lafaha dhabarka oo ka bilowda salka lafta madaxa kuna dhammaada dabaggibinta. Waxay ka koobantahay 33 lafood waxaana dhex mara xangullaha, waxay isgoys xubneed la wadaagaan lafta madaxa, feeraha iyo miskaha; waxayna u kala baxaan 7 surka, 12 sabalayda, 5 dhabarka hoose, 5 araxda iyo 4 dabaggibinta.

xubnayn [m.f.dh]
eeg xubnee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg