xuddumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ku x.: neef xoolo ah ilmo dhashay siin. 2. Ka x.: haweeney foolanaysa ka dhalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuddumi

xuddumin [m.f.dh]
eeg xuddumi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg