xuddunxir
(m.l)

Xoolo la siiyo ilmo markaa dhashay.

xuddunxir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Ilmo markaa dhashay xoolo siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuddunxir

xuddun [m.dh] (-umo, m.l)
1. Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal. 2. Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).

xuddunxirid [m.f.dh]
eeg xuddunxir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg