xuf
(m.l) (-faf, m.l)

Xuub yar oo harag jilicsan laga soo jeexay oo toobinka afka laga saaro. ld xug¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuf

suxufi [m.l]
ld saxafi.

suxufinnimo [m.dh]
Suxufi ahaansho.

xufnugeyl [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
X. ah: xoolaha intooda tabarta yar.

xug [m.dh]
X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.

x [m.dh]
(xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg