xugid
(m.f.dh)

eeg xug². ld hugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xugid

xug [m.dh]
X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.

xug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid. 2. Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid. 3. Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg