xujeey
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg xaaji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xujeey

oodjiid [m.l]
1. Dhigidda maroodi dhigo ood weyn jidka raxantu marto si uu ugu xujeeyo arbaha raxanta wada. 2. Xuja adag oo cid la hor dhigo. 3. Calaamad geediga loo sameeyo si uusan u habaabin ood yar dhulka loogu jiido.

googgaale [m.l]
Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.

halxiraale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Su'aal adag oo sarbeeban oo ka jawaabiddeeda laysku xujeeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg