xujo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin. 2. Dembi; Eed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xujo

yakow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof xujoobid.

xujaale [m.l]
ld xujoole.

xujee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
1. Cid xujo ku xirid. 2. Cid eedeyn.

xujoobid [m.f.dh]
eeg xujow.

xujoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof had iyo jeer xujo keena. ld xujaale.

xujow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax xujo galay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg