xujoole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof had iyo jeer xujo keena. ld xujaale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xujoole

xujaale [m.l]
ld xujoole.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg