xukumid
(m.f.dh)

eeg xukun². ld xakumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xukumid

xakumid [m.dh]
ld xukumid.

tali [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. U t.: cid meel xukumid. 2. Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho. 3. Ku t.: arrin talo ka bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg