xulad
(m.l)

ld xulasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xulad

xulasho [m.f.dh]
eeg xulo. ld xulad.

xul [m.l]
1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.

xul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg