xuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho. 2. Wax, wax ka baarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuli

dhex-xulid [m.f.dh]
eeg dhex-xul.

door [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xulid.

duurxulid [m.f.dh]
eeg duurxul². ld duurxul¹ (2).

naqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Wax xulid.

racayn [m.dh]
Kooxayn ama xulid tiro waxyaaleed iyada oo aan loo eegin orsa-naan.

xul [m.l]
1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.

xulid [m.f.dh]
eeg xul². ld xul¹ (2).

xulin [m.f.dh]
eeg xuli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg