xulo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3)

(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xulo

xulasho [m.f.dh]
eeg xulo. ld xulad.

xuloobid [m.f.dh]
eeg xulow².

xulow [m.l]
Biyo gala cagaha marka kabo la'aan lagu socdo kulayl.

xulow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oway, -owday)
Kulayl lagu socdo kabo la'aan awgeed cago biyo gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg