xulow
(m.l)

Biyo gala cagaha marka kabo la'aan lagu socdo kulayl.

xulow
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-oway, -owday)

Kulayl lagu socdo kabo la'aan awgeed cago biyo gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xulow

xuloobid [m.f.dh]
eeg xulow².

xul [m.l]
1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.

xul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg