xurbiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. ld xurbin¹. 2. Qaybta ku dhex wareegta matoor danab ama danab dhaliye, xurbintaasina waxa ay keentaa in uu danabku saaqmo mareegta dhexdeeda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xurbiye

xurbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Caano iwm xurbiye ku walaaqid.

xurbin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo. 2. Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo, xurub.

xurbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Caano iwm xurbiye ku walaaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg