xurbo
(m.dh)

ld xurbin¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xurbo

xurbin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo. 2. Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo, xurub.

xur [m.l]
Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg