xurguf
(m.dh)

Iska horimaad yar oo laba qof ama ka badan ka dhexeeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xurguf

xurgufsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid faraheeda xoog wax uga qaadid.

xurgufsiin [m.f.dh]
eeg xurgufsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg