xurmayn
(m.f.dh)

eeg xurmee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xurmayn

cees [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Ka c.: qof xurmayn, weynayn.

ces [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -satay)
Cid xurmayn.

karaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
1. Cid karaamo siin (Eebbe). 2. Cid xurmayn.

khidmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Qof la xurmaynayo hawl u qabasho.

muunadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.

sharaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rfay, -raftay; -rfi)
Qof xurmayn.

temmin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin. 2. Qof xurmayn. ld tammin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg