xuruun
(m.l)

ld xaruun¹.

xuruun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -uumi)

ld xaruun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuruun

xaruumbi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld xuruun².

xaruun [m.l]
Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.

xaruun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uumay, -uuntay; -umi)
Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg