xusan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la xusay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusan

xusnaan [m.f.dh]
eeg xusan. ld xusnaansho.

xus [m.l]
1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh.

xus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax soo hadal qaadid. 2. Cid dhimatay Allabari u samayn. 3. Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg