xushle
(m.l)

1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xushle

xushlayn [m.f.dh]
eeg xushlee.

xushlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Orod xushle ah ordid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg