xushmayn
(m.f.dh)

eeg xushmee. ld xushma-dayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xushmayn

sharrif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cid xushmayn.

xushmadayn [m.dh]
ld xushmayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg