xushmee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xushmee

xushmadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
ld xushmee.

xushmayn [m.f.dh]
eeg xushmee. ld xushma-dayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg