xushmo
(m.dh)

Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xushmo

darajo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Heer ama jago shaqo lagu gaaro. 2. Halbeeg saleedka heer kulka ama xaglaha. 3. Xushmo iyo qaddarin. 4. Dhibco imtixaan lagu helo.

xishmo [m.dh]
ld xushmo.

xushmad [m.dh]
ld xushmo.

xushmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg