xusulduub
(m.l)

ld xusulduubid.

xusulduub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusulduub

suxulduub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².

suxulduubid [m.f.dh]
eeg suxulduub². ld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.

xusulduubid [m.f.dh]
eeg xusulduub². ld xusul-duub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg