xusulduubid
(m.f.dh)

eeg xusulduub². ld xusul-duub¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusulduubid

suxulduubid [m.f.dh]
eeg suxulduub². ld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.

xusulduub [m.l]
ld xusulduubid.

xusulduub [m.l]
ld xusulduubid.

xusulduub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg