xuubi
(m.l)

Libaaxbadeedka waaweyn jaad ka mid ah.

xuubi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. (f.g) Caano degdeg u qurqurin. 2. (f.mg) Wax qolof ama ded saarnaa ka qaadid. 3. (f.mg) Xoolo iwm degdeg ku kaxayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuubi

xuubin [m.f.dh]
eeg xuubi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg